Wararka ciyaaraha ee ugu dambeeyay

 Kooxda kubada cagta ee liverpool ayaa la sheegaya inay manta u tahay malin wayn oo farxad leh kadib markii ay heshiis 2 sano ah la saxeexdeen mohamed salah.

Wararka ciyaaraha


Laacibka liverpool ee maxamed salah ayaa samayn wayn ku dhex leh kooxda liverpool iyga oo hada kaalinta koobad kaga jira horaalka ingiriiska ee Epl ka.

Waxay wararku intaa ku darayaan in sido kale mohamef salah mushaharka loo kordhin doono isaga oo sanadkii u xaadiri doona lacag dhan 20m taas oo noqonaysa usbuucii 400k €.


Kooxda ayaa sidoo kale dadaal ugu jirta inay heshiis la saxeexato kabtanka kooxda liverpool virgil van dijk kaas oo la filaayo inuu heshiiskiisu dhaco sanadka soo socda balse waxay warar hoose sheegayan inuu dhawan saxeexa ku duugi doono heshiis cusub walow aan la shaacin wakhtiga.


Waxaa sido kale la filayaa Dambeed midig trent alexander arnold inuu sido kale ka baxo kooxda liverpool kuna  biiro kooxda real madrid.

Waxaa intaa dheer wararka ciyaaraha

Raphinha oo hal shuruud ku xiray heshiis cusub oo uu la saxiixayo Barcelona  

 

 

Kylian Mbappé iyo hooyadiis oo dacwad ka gudbiyay weerarro foolxun

 

Adams

Hello, my name is Adam and I am Passionate about mastering the art of blogging and digital marketing. Sharing insights and strategies on content creation, SEO, and blogging while continuously learning and growing. Join me as we build thriving online platforms together!

Post a Comment

Please Select Embedded Mode To Show The Comment System.*

Previous Post Next Post